Ergaddii Golaha Guurtidda Oo Soo Saaray Qodobo Xal U Noqday Khilaafkii Ka Taagnaa Golaha Wakiiladda

Hargeysa (Berbera News)  Ergaddii Golaha Guurtidda ee dhex-dhexaadinta ka wadday  Khilaafkii ka taagnaa Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa soo saaray Saddex Qodob oo xal u noqonayay Khilaafkaasi, kuwaas oo ay ka mid yihiin in aan Mooshin dambe oo ka dhan ah Shirguddoonka Golaha la hor-keenin inta ka hadhay Muddo Xileedkooda iyo in la simo codka kalsoonidda lagala noqon karo Shirguddoonka Wakiiladda, kuwaas oo ah  42 .

Guddoomiya ku xigeenka koowaad ee Golaha Guurtidda  Siciid Jaamac Cali ayaa fadhigii Maanta kaga dhawaaqay qodobadda xalka u noqonaya Khilaafka Golaha Wakiiladda, kuwaas oo u dhignaa sidan:-

 

Si kastaba ha haatee  Go’aankan Golaha Guurtiddu ay  ku xaliyeen Khilaafkan aya yimid ka dib markii Guddi  ka tirsan Wakiiladda ay dib ugu celiyeen Guurtidda.

 

 goaankii-guurtida1-

goaankii-guurtida2-

Berbera News/Hargeysa