Guddoomiye Cirro muxuu ka yidhi qodobadda Guurtidu ku soo afjartay Khilaafka wakiillada?

Hargeysa (BerberaNews) Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo Warbaahintu wax ka weydiisayd areenkiisa ku aaddan go’aankii ay Golaha Guurtiddu ku xaliyeen khilaafkii ka taagnaa Golaha Wakiiladda ayaa sheegay in go’aankaasi ka kooban saddexada qodob aanay waxba u dhimayn doorkiisa Mucaaradnimo.

 

 

Halkan  ka dhagayso.

 

sawirka cirro

 

 

Berbera News/Hargeysa.