Halkan Dhagayso: Khudbaddii Dar-daaranka Ahayd Ee Xaaji Cabdi-waraabe U Jeediyay Golaha Wakiiladda

Hargeysa  (BerberaNews) Guddoomiyaha Guddida Joogtadda Golaha Guurtidda Somaliland Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi-wareeba) ayaa haddalo iskugu jira tallooyin u jeediyay Mudanayaasha Golaha Wakiiladda, kuwaas oo Todobaad-yaddii u dambeeyay ee ka dhex oognaa Khilaaf  xambaarsanaa Mooshino Siyaasadeed.

 

 DSC00952

Halkan ka dhagayso.

Berbera News/Hargeysa

DSC04578 DSC09626