Halkan Ka Dhagayso: Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Golaha Guurtidda Oo Ku Dhawaaqay 3 Qodob Oo Xal U Noqday Khilaafkii Golaha Wakiiladda

Haregysa (Berbera News) Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Guurtidda Somaliland Siciid Jaamac Cali ayaa ku dhawaaqay saddex Qodob uu xal u noqaday Khilaafkii xambaarsanaa Mooshinadda Siyaasadeed ee ka taagnaa Golaha Wakiiladda Somaliland.

 DSC00951

Dhagayso.

 

 

Berbera News/Hargeysa