Villa Somalia: Warfidiyeenada oo booqday goobaha weerarka uu ka dhacay (Sawirro)

MuQDISHO(berbernews)Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa warfidiyeenada u ogolaatay in ay booqdaan goobihii ay Maanta weerarada ka dhaceen ee Afaafka hore Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, halkaasi oo ay ka muuqdeen saanta qaraxyadii iyo dilkii loo geystay kooxdii halkaasi weerartay.

 somalicaa

Wasiirka Amniga Dowlada Federalka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo halkaasi Saxaafada kula hadlay ayaa sheegay in Kooxdii weerarka soo qaaday la fashaliyay, isla markaana xaalada ay iminka tahay mid dagan, waxa uuna sheegay in ay socdaan baaritaano la xariira weerarkasi, isagoona tacsi u diray ehelada xubnihii dhinaca dowlada kaga geeriyootay weerarkaas

DSC_0611
DSC_0613
DSC_0608
DSC_0592
 
DSC_0564
DSC_0619

Berbernews-Desk

Hargeysa/Somaliland