Dhagayso: Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Ka Hadlay Mawqifkiisa Qodobaddii Lagu Xaliyay Khilaafkii Golaha Wakiiladda

Hargeysa (Berbera News) Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan go’aamaddii ay Ergo ka socotay Golaha Wakiiladda Somaliland ay ku xaliyeen Khilaafkii xambaarsanaa Mooshinadda Siyaasadeed ee dhawaan muranka ka abuuray Golaha Wakiiladda Somaliland.

saleebaan
Guddoomiyaha Guurtida Somaliland

Halkan ka dhagayso.

Berbera News/Hargeysa.