Sayful Islaam oo maxkamada Gobalka Zintan lasoo taagay

Zitan(berberanews)Waxaa maanta Khamiisla gu wadaa in maxkamada magaalada Zintan lasoo taago wiilkii uu dhalay Col.Qadaafi oo loo heysto danbiyo kala gedisan.

 sayfulIslaam-Qadafi

Sayful-Islaam ayaa danbiyada lagu soo oogay waxaa kamid ah Musuq maasuq, Kufsi iyo Dil.

Waa markii labaad oo maxkamada lasoo taagayo Sayful Islaam oo weli gacanta ugu jira maleeshiyadka Zintan, kuwaasi oo diiday inay ku wareejiyaan maxkamada Caalamiga ah ee danbiyada dagaalka [ICC] ee fadhigeedu yahay The Hague, dalka Holland.

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland