Dhagayso: Guddoomiyaha Guurtidda Oo Ka Hadlay Muddo Kordhin Loo Sameeyo Xukuumadda

Hargeysa (Berbera News) Guddoomiyaha Golaha Gurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay muddo kordhin loo sameeyo Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, taas oo ay Axsaabta Mucaaridka Somaliland ka digeen muddo kordhin loo sameeyo Xukuumadda, iyagga oo ku sababaeeyay inay saamayn ku yeelanayso Doorashooyinka.

 

Halkan ka dhagayso.