Hargeysa-(Berberanews) – Waxaanu akhristayaal idiin soo gudbinaynaa wacyigalinta cuntada iyo biyaha Somaliland oo shirwayne lagaga hadlayaa Magaalada Hargeysa ka furmayo saddexda bisha March ee sanadkan.
Haddaba Muwaadin waxa lagugu waaninayaa inaynu cuno waxa dalkeenna ka baxa, oo aynu yareyno cuntooyinka dalka dibaddiisa inooga yimaada.