Hargeysa (Berberanews) Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo maanta safar ugu baxay Dalka Finland ayaa sheegay inay sidoodii hore ay u wadda shaqayn doonaan labaddiisa Guddoomiye ku xigeen oo uu hore uga dhexeeyay khilaaf ay dhawaan soo af jareen Ergo ka socoday Golaha Guurtidda.
Halkan ka dhagayso.
Berbera News/Hargeysa.