Dhagayso: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Kulan Lagaga Hadlayay Todobaaddka Cuntadda Iyo Biyaha

Hargeysa (Berbera News) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa  maanta ka qayb-galay kulan lagu darsayay Cuntadda iyo Sugaanta oo lagu qabtay Magaaladda Hargeysa.

Halkan ka dhagayso.

 

thumb(2)

Berbera News/Hargeysa.