Heesta Waxaan ahay Weriye Xora-Codadka Xidigaha Geeska

Berberanews-Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo uu Curiyey Suxufiga Abwaanka ah ee Sidiiq Maxamed Birmad, heestaas oo la magax-baxday “Waxaan ahay Weriye Xor ah), waxay ka hadlaysaa qiimaynta uu bulshada ka mudan yahay Weriyaha dhex-dhexaadka ah ee aan Xisbi, Xukuumad iyo Xer kale toona u xaglin ee Bulshada u adeega.

Waxba yaan ka sii hor-dhicin Sharraxaadda Heesta ee aan idiin kala baxno Heestaas oo ay Fannaaniinta Xiddiga Geesku si talantaalli ah isugu dhiidhiibayaan Gabdho iyo Wiilal, Guji halkan hoose, Dhegaysi iyo Daawasho habboon.