Hargeysa(berberanews)Taliyaha ciidanka booliska c/laahi fadal ayaa waxaa uu sheegay ciidanka booliska oo kaashanaya Shacabka magaalada hargeysa in manta lagu guuleystay dhacdadii foosha xumeyd ee loogu geystay dilka
marxuumad ruqiya siciid ayaanle Gacantana ku soo dhigeen gacan ku dhiiglihii kood ah muna maxamed c/laahi oo ay gacta ku soo dhigeen iyo shan qof oo kale. Marxuumada oo la la aa mudo sided cisha ah alle ha unaxariistee marxuumada oo meedkeeda god sideedbaac ah lagu sibdhiyay meed keeda ayaa waxaa manta la ga soo saaray hogii lagu sibdhiyay oo ku yaala duleedka bari ee magaalada hargeysa.
Halkan Ka Daawo
Berberanews-Desk
Hargeysa/Somaliland