Dhagayso: Xukuumadda Oo Sheegtay In Heshiiska Ay Wadda Gaadheen Somalia Iyo Qaramadda Midoobay Aanu Saamayn Ku Yeelan Karin Jiritaanka Somaliland.

Hargeysa (Berbera News) Guddida Somaliland uga qayb-galay Wadda-haddaladii Somaliland iyo Somalia oo maanta kulan ku yeeshay Wasaaradda Arrimaha dibada.

waxaana kulankaasi  ka dib ay Warbaahintu u warramay Wasiirka Madaxtooyadda Xisri Cali Xaaji Xasan wax ka weydiisay ujeeddada kulankan ay yeesheen.

Halkan ka dhegayso

 0 AAA Xirsi

Berbera/Hargeysa Office.