Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo u janjeedhsaday dhinaca Xukuumadda-Dhegayso

Hargeysa (Berbera News) Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa sheegay in uu Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ka raali-gelinayo eedaymo uga yimid Xubno ka mid ah Bahdda Garsoorka Somaliland.

 

 Halkan ka dhegayso

 555

Berbera News/Hargeysa