Dhagayso: Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Farro-gelin Ku Hayso Hay’addaha Garsoorka.

 

Hargeysa (Berbera News)  Shir Jaraa’id oo uu Xarunta Xisbiga WADDANI ee Magaaladda Hargeysa uu ku qabtay Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcadde waxa Xukuumadda Somaliland uga digay inay joojiso faro-gelin uu sheegay inay ku hayso Hay’addaha Garsoorka.

 Halkan ka dhegayso

Berbera News/Hargeysa