Laascaanood: Ugaas Cabdi Xasan iyo Cuqaal uu hoggaaminayo oo ka noqday Mowqifkii ay ka taagnaayeen Somaliland

Laascaanood-(Berberanews)-Ugaas Cabdi Xasan iyo ugu yaraan afar caaqil oo uu hoggaaminayo,kana soo jeeda Deegaanka Boocane, ayaa ka noqday mowqifkoodii ay kaga soo horjeedeen Somalilad, kuwaasoo shalay lagu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool.

 

Halkan ka daawo