Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Xaaji AyaaTafaasiil Ka Bixiyey Mootooyin Loogu Talo-galay Galbinta Madaxwaynaha Iyo Maamuska Madaxda-Dhageyso

Hargeysa(berberanews) Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta soo bandhigay afar mooto oo cusub, kuwaasi oo loogu in Maamuus ahaan u hor iyo dabagalaan mararka uu safarka u baxayo.

Mooto-4

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, ayaa sheegay in dhalinyarada askarta ee ku shaqeyn doona mootooyinkan loo dirayo dal ka mid ah Yurub, si u soo bartaan baratakoolka iyo maamuuska Madaxda.

Mooto-3 Mooto-1 Mooto-4
 
Halkan Ka Dhageyso

 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland