Dhagayso: Wasiir Xaglo-toosiye oo markii u horraysay ka hadlay warar ku saabsan Khilaaf U Dhexeeya Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan

Hargeysa (Berberanews) Wasiirka Caafimaddka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xoglo-toosiye) ayaa beeniyay in aanu jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya  Xukuumadda Madaxweyne Siillaanyo oo uu ka tirrsan yahay.

 Xagla-toosiye oo saaka saxaafaddu wax ka weydiisay murran la sheegay inuu dhexmiranayo xukuumadda oo maalmihii u dambeeyay ku soo baxay warbaahinta, ayaa beeniyay jiritaanka warkaas.

Halkan ka dhegayso.

 

 1384356_10202441147495619_394458989_n

Berbera News/Hargeysa