Dhagayso: Xeer-ilaalinta Gobolka Maroodi-jeex Oo Ka Hadashay Kiiska Eedaysanayaasha Dilka Marxuumaddii Maydkeedda Godka Laga Helay

Hargeysa (Berberanews) Xeer-ilaalinta Gobolka Maroodi-jeex ayaa  sharaxday kiiska eedaysanayaal u xidhan Kiiska Haweenayaddii dhawaan Maykeedda laga helay God looga qoday Guri ku  yaala Magaaladda Hargeysa.

Xeer Ilaaliyaha Gobolka Hargeysa Axmed Cismaan Mire,ayaa shir jaraa’id ku qabtay kaga hadlay kiiska dilka ah ee loo haysto gabadhaas.
 

Halkan ka dhegayso

Sawirka Xeer-ilaaliyaha-1Sawirka Xeer-ilaaliyaha-1

Berbera News/Hargeysa