Dhagayso: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Ku Baaqay In La Maxkamaddeeyo Shakhsiyaaddkii Xusuuqa Ka Geystay Somaliland

Hargeysa (Berberanews) Guddoomiyaha Xisbiga taladda dalka haya ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlay aas wadareed loo sameeyay dadkii la xasuuqay xiligiin  Taliskii Maxamed Siyaadda Barre.

 Halkan ka dhegayso Khudbadd Muuse Biixi ka jeediyay aas wadareed loo sammeeyay 44  Qof oo ka mid ahaa Dadkii ay xasuuqadday Dawladdii Kacaanka ah ee Maxamed Siyaadda Barre,  maanta goobta loo yaqaano Badhka ee Duleedka Koonfureed ee Magaaladda Hargeysa  loogu sameeyay Aas Wadareed.

xasu2

113

Berbera News/Hargeysa.