Dhagayso: Guddoomiye Ku Xigeenka Guddida Dhismaha Waddada Ceerigaabo Oo Sheegay In Dhawaan La Bilaabayo Dhismaha Waddadaasi

Hargeysa (Berberanews) Guddoomiye ku xigeenka Guddida dhismaha Waddada Ceerigaabo Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo maanta qaar ka mid ah Warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in dhawaan la bilaabayo dhismaha Waddada Ceerigaabo.

 

 
Berbera News/Hargeysa.