Dhagayso: Wasaaradda Caafimaddka Oo Beenisay In La Lunsadday Dhaqaalihii Ku Baxay Cudurka Talaalkii Dabaysha

Hargeysa-(Berberanews)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradad Caafimaddka Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan  oo maanta Shir Jaraa’id ku qabatay Xafiiskeedda ayaa waxay ku sheegtay in aanay waxba ka jirin warar lagu baahiyay Warbaahinta Guddaha, kuwaas oo sheegay in Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaaddku ay lunsadeen Dhaqaalihii loogu tallo-galay Talaalkii Cudurka Dabaysha ee dhawaan ka qasoomay Goboladda iyo Degmooyinka Somaliland.

 Nimco Xuseen Q

Berbera News/Hargeysa.