Dhagayso: “Marka Ay Somaliland Ku Qanacdo In Dekedda Hourmarkeedda” Wasiirka Ganacsiga Somaliland

Hargeysa (Berbera News)  Wasiirka Ganacsiga iyo Maal-gashiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo maanta Waraysi siiyay Telefishanka Qaranka Somaliland waxa uu safar ugu baxay Dalalka ka mid ah Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya.

Wasiirku waxauu ka hadlay Maalgashiga ay shirkado shisheeyo ku doonayaan Dekedda Berbera iyo arrimo kale.

Halkan ka dhegayso

Maxamed-Cabdilaahi-Cumar

Berbera News/Hargeysa.