JAMHUURIYA: Falanqaynta 82-ka Xildhibaan ee Golaha Wakiillada oo 8 Sanno iyo 5 Bilood Kuraasta Fadhiyey

Waa qorme tifaftireyaasha Jamhuuriya ugu talogaleen inay akhristeyaasha sharafta leh ugu soo bandhigaan falanqayn iyo raad-raac wargeysku ku sameeyey 82-ka xildhibaan ee uu ka kooban yahay Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland iyo mid kastaa waxtarka iyo xidhiidhka uu la yeeshay bulshada degaannada laga soo doortay 8 sanno iyo 5 bilood ka hor.
Qormadan oo noqon doonta taxane waxa uu wargeysku mid-mid ugu falanqayn raad-raaca mudane kasta iyo heerka uu taagan yahay degaannada laga soo doortay iyo weliba sharafta iyo karaamada uu 8 sannadood iyo badh ku dhex leeyahay shacabka uu codkooda kursiga ku fadhiyo.
 
Waxa kaloo falanqayntan ka dhex muuqan doona qaabkii 82-ka xildhibaan uga soo kala baxeen lixda gobol ee dalka, iyadoo aynu kala saari doonno gobollo haba mudanayaasha laga soo doortay haba yaraadaane wax uun ku celiyeen abaalkii ay u galeen dadweynaha degaannada looga codeeyey iyo kuwa lagu goblamay ee aan dib u eegin shacabka dayacan ee codka siiyey doorashadii Golaha Wakiillada sannadkii 2005.
Inkasta oo laga wada siman yahay saluugga baahsan ee ummadda reer Somaliland u hayaan xildhibaannada Golaha Wakiillada oo hadda kuraasta fadhiyey 8 sanno iyo shan bilood, haddana waxa ay qormadani iftiimin doontaa heerka xidhiidhka iyo kalsoonida mudane kastaa ka haysto xilligan bulshada degaannada uu ka soo jeedo ee uu ka helay codadka uu kursiga ku fadhiyo, iyadoo aanay ujeeddadu ahayn in cid gaar ah lagu durayo amma lagu taageerayo falanqayntan.
Haddaba, qormada koowaad ee taxanaha falanqaynta Jamhuuriya waxa uu wargeysku akhristeyaashiisa ugu soo bandhigi doonaa magacyada 82-ka xildhibaan ee Golaha Wakiillada Somaliland ee haatan kuraasta fadhiya oo isugu jira xildhibaannada sida tooska loogu soo doortay doorashadii Golaha Wakiillada ee dalka ka qabsoontay sannadkii 2005 iyo xubno beddelay mudaneyaal geeriyooday, qaar qurbaha u shaqo tagay iyo kuwa xilal kale oo dawladeed loo magacaabay iyo mid kasta gobolka laga soo doortay, waxaanay kala yihiin sidan:

1 Hon. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) SAAXIL    
2 Hon. Baashe Maxamed Faarax SOOL    
3 Hon. Cali Yuusuf Axmed MAROODJEEX    
4 Hon. Cabdillaahi Xuseen Cige (Balaki) MAROODIJEEX    
5 Hon. Abokor Cabdiraxmaan Good AWDAL    
6 Hon. Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe) MAROODIJEEX    
7 Hon. Axmed Ducaale Bullaale SOOL    
8 Hon. Maxamuud Jaamac Warfaa Diiriye MAROODIJEEX    
9 Hon. Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) MAROODIJEEX    
10 Hon. Cabdiraxman Maxamed Tanyanle SANAAG    
11 Hon. Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan SANAAG    
12 Hon. Cali Maxamed Aadan SANAAG    
13 Hon. Cali Xasan Maxamed Jaamac (Marreexaan) TOGDHEER    
14 Hon. Cumar Axmed Saleebaan (Sanwayne) TOGDHEER    
15 Hon. Xamse Maxamed Gaadawayne TOGDHEER    
16 Hon. Ibraahim Axmed Haybe MAROODIJEEX    
17 Hon. Ibraahim Axmed Reygal SOOL    
18 Hon. Ibraahim Jaamac Cali Rayte SANAAG    
19 Hon. C/raxmaan Maxamed Jaamac AWDAL    
20 Hon. Mahdi Xuseen Cadarre AWDAL    
21 Hon. Maxamuud Axmed Obsiiye MAROODIJEEX    
22 Hon. Maxamed Cali Xirsi TOGDHEER    
23 Hon. Maxamed Cismaan Maxamed (Bulqaas) SANAAG    
24 Hon. Maxamed Cumar Aadan Jiir TOGDHEER    
25 Hon. Maxamed Jaamac Cabdi SOOL    
26 Hon. Maxamed Xuseen X. Ciise SAAXIL    
27 Hon. Maxamed X. Maxamuud Cumar Xaashi MAROODIJEEX    
28 Hon. Maxamed X. Yuusuf Axmed (Waabeeye) TOGDHEER    
29 Hon. Siciid Cilmi Rooble SAAXIL    
30 Hon. Cabdiraxmaan Muuse Jaamac SOOL    
         
31 Hon. Fu’aad Sh.Maxamed Cabdalle SAAXIL    
32 Hon. Bashiir Sh. Xuseen Tukaale MAROODIJEEX    
33 Hon. Cabdulqaadir Askar Xasan SOOL    
34 Hon. Cabdiraxmaan Cismaan Caalin MAROODIJEEX    
35 Hon. Faarax Maxamuud Cabdille SAAXIL    
36 Hon. Xaashi Xuseen Caabbi MAROODIJEEX    
37 Hon. Xuseen Maxamed Cige TOGDHEER    
38 Hon. Ibraahim Mahdi Buubaa MAROODIJEEX    
39 Hon. Jaamac Xasan Aadan TOGDHEER    
40 Hon. Khadar Aadan Xusen (Ambassador) MAROODIJEEX    
41 Hon. Mahdi Cabdillaahi Maxamuud AWDAL    
42 Hon. Maxamed Baaruud Shide MAROODIJEEX    
43 Hon. Yaasiin Cali Warsame SANAAG    
44 Hon. Maxamed Faarax Qabiile SAAXIL    
45 Hon. Maxamed Jaamac Cali Guuleed TOGDHEER    
46 Hon. Muuse Maxamed Ismaaciil (Hoos-u-jeed) AWDAL    
47 Hon. Naasir X. Cali Shire TOGDHEER    
48 Hon. Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari) SANAAG    
49 Hon. Siciid Maxamed Cilmi SOOL    
50 Hon. Aadan Xaaji Diiriye Dirir SAAXIL    
51 Hon. Aadan Muxumed Hoorri (Mataan) MAROODIJEEX    
52 Hon. Siciid Warsame Ismaaciil (Gaani) SOOL    
53 Hon. Axmed Barkhad Obsiiye AWDAL    
54 Hon. Xasan Muuse Hufane (Karaamo) AWDAL    
55 Hon. Axmed Xasan Aadan Muuse (Waysa-cadde) SAAXIL    
56 Hon. Axmed Maxamed Nuur TOGDHEER    
57 Hon. Baar Siciid Faarax SANAAG    
58 Hon. Cabdi Maxamuud Jaamac AWDAL    
59 Hon. Cabdicasiis Ismaaciil Ducaale (Dhul-cun) TOGDHEER    
60 Hon. Cabdikariin Aw Cali Shabeel MAROODIJEEX    
61 Hon. Cabdillaahi Axmed Yuusuf (Madar) AWDAL    
62 Hon. Cabdulqaadir X. Ismaaciil Jirde MAROODIJEEX    
63 Hon. Cabdulqaadir Jaamac Xaamud SANAAG    
64 Hon. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac MAROODIJEEX    
65 Hon. Cali Obsiiye Diiriye (Cali-gabilay) MAROODIJEEX    
66 Hon. Cali X.Maxamed Muuse TOGDHEER    
67 Hon. Cali Sh. Ibraahin Aareye AWDAL    
68 Hon. Farxaan Maxamed Cali TOGDHEER    
69 Hon. Xasan Cawaale Caynaan MAROODIJEEX    
70 Hon. Xariir Siciid Bullaale SOOL    
71 Hon. Xuseen Ismaaciil Yuusuf TOGDHEER    
72 Hon. Ibraahim Carraale Cabdi SANAAG    
73 Hon. Ibraahim Maxamed Xuseen (Dhaa-dheere) SANAAG    
74 Hon. Cabdulqaadir Jibriil Tukaale AWDAL    
75 Hon. Maxamed Yaasiin Sh. Cali AWDAL    
76 Hon. Maxamed Axmed Maxamed (Dhakool) SOOL    
77 Hon. Maxamed Barkhad Miiggane AWDAL    
78 Hon. Maxamuud Dhunkaal Guutaale SOOL    
79 Hon. Maxamuud Jaamac X. Cilmi (Dable) SAAXIL    
80 Hon. Maxamed Saalax Cige SANAAG    
81 Hon. Saleebaan Yuusuf Cali Koorre SOOL    
82 Hon. Siciid Cartan Cismaan Faarax SAAXIL.    

La soco qaybaha dambe ee falanqayntan oo aad u xiiso badan……