“Aabahay wuxuu ku dardaarmay in lagu aaso magaaladii uu ku dhashay ee Berbera..” Wiil uu dhalay Marxuum Tubeec

Germany-(Berberanews)-Allaah ha u naxariistee Fannaanka weyn ee Soomaaliyeed ee Maxamed Saleebaan Tubeec, ayaa saaka waabarigii ku geeriyooday Cisbitaal ku yaalla dalka Germany.

Ehlada Marxuum axamed Saleebaan Tubeec, ayaa VOA u sheegay inuu Marxuumku ku dardaarmay in lagu aaso magaalada Berberaoo uu ku dhashay.

Halkan ka dhegayso


Tacsida