Dhagayso: Xukuumadda Somaliland Oo Qaadacday Dhaqaale Uu Baanka Horumarinta Afrika U Soo-marinayo Dawladda Somalia

Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire oo Warbaahinta maanta kula hadlay Xafiiskiisa ayaa sheegay in aanay Xukuumadda ahaan qaadan-doonin Dhaqaale uu Baanka Horumarinta Afrika u soo marinayo Dawladda Somaliland.

 
 Halkan ka dhegayso


 Wasiira Qorsheynta
Berbera News/Hargeysa