Golaha Deegaanka Hargeysa oo ku gacan-saydhay Digreeto ka soo baxday wasiirka hawlaha guud iyo Guriyeynta

Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa gaashaanka ku dhuftay aqbalaadda Wareegto uu shalay soo saaray Wasiirka hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka Somaliland, taasoo xambaarsanayd amar Maayerrada magaalooyinka dalka ka xakamaynaya dhulka danta guud.

Halkan hoose ka daawo Shir Jaraa’id oo ay Maayer Ku-xigeenka Hargeysa Cabdicasiis Cagaweyne iyo xubno ka tirsan Xildhibaannada golaha Deegaanku maanta ku qabteen Hoolka Shirarka ee dawladda hoose ee magaalada Hargeysa.

)