Dhagayso: Wasiirka Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Oo Furay Kulan Lagu Falaanqaynayay Xeer Loo Samaynayo Sanduuqa Dhalinyaradda

Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirka Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha ayaa maanta magaaladda Hargeysa ka furay kulan lagaga hadlaya xeer loo samaynayo Sanduuqa Horumarinta Dhalinyaradda oo uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo furay.

 

Halkan ka dhegayso

116

116

Berbera News/Hargeysa.