Dhagayso: Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Qaban-qaabada Shirka KULMIYE Iyo Xulista Ergooyinka Shirweynaha

Hargeysa (Berberanews) Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caali (Cabdiraxmaan-dheere) ayaa mar uu maanta warbaahinta hadal kooban siiyay waxa kaga waramay halka marayso qaban-qaabadda Shirweynaha Xisbiga taladda haya ee KULMIYE.
 Halkan ka dhegayso
 

48051_NpAdvHover

Berbera News/Hargeysa.