Halkan ka Daawo Muuqaalka Safarka Mdaxweyne Siilaanyo ee Laas-qoray

Laas-qoray(beberanews):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Wefti uu hoggaaminaayo oo maalmahanba socdaalka ku maraayey Xeebaha Somaliland, ayaa markii ugu horreysay maanta gaadhay magaalada Laas-qoray, halkaasoo si diirran loogu soo dhaweeyey, isla markaana uu ka dhagax-dhigay Dekedda Taariikhiga ah ee magaaladaas.

IMG_0985

Halkan Hoose ka daawo Muuqaalka Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisu maanta ku tageen magaalada Laas-qoray, sida loo soo dhaweeyey iyo hadallada ay halkaa ka jeediyeen Madaxda kala duwani.

 


IMG_0869 IMG_0838 IMG_0835 IMG_0919 IMG_0985
IMG_1051
 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland