HAMBALYO: MEHER WACAN

Aabbo Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Gadhweyne) iyo xaasaskiisa oo kala ah hooyo Aamina Maxamed Xaaji Muuse iyo hooyo Xaajiyo Cibaado Maxamed Nuur, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, walaalo Amran Cali Xiis, Suleekha Maxamed Xaashi, Deeqa Xasan X. Maxamuud, Nimco Xasan X. Maxamuud, Khaalid Xasan X. Maxamuud, Siciido Xasan X. Maxamuud, Yuusuf Xasan X. Maxamuud, Maxamuud Xasan X. Maxamuud, Baashe Muuse Maxamed, Xarbi Muuse Maxamed. Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo diirran hawada u marinayaan meherka:
Maxamed Xasan X. Maxamuud
& Hibo Maxamed Yuusuf Buux
Oo 15/03/2014 meherkoodu ka dhacay magaalada Delts ee dalka Holland, waxaanay leeyihiin Ilaahay ha ka dhigo kuwii aqal-galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo, ubad khayr qabana kala siiyo. Aamiin… Aamiin….