Dhagayso: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Warbixiyay Safaro Uu Ku Soo Maray Dalalka Ka Tirsan Afrika

Hargeysa (Beberanews)  Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Warabe oo Safar Todobado qaatay ugu maqnaa Dalal ay ka mid yihiin Itoobiya, iyo Kenya ayaa shegay inuu kulamo kala duwan la soo yeeshay qaar ka mid ah Ururadda Somaliland ka taageera arrimaha Diwaangelinta Doorahooyinka.



Berbera News/Hargeysa.