Madaxweyne Silaanyo oo reer Burco la hadlay-Dhegayso

Burco-(Berberanews)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo xalay u hoyday magaalada Burco,ayaa saaka xadhigga ka jaray dhawr mashruuc oo ay ka mid tihiin Guri loogu tallogalay martida oo laga hirgeliyaya magaalada Burco iyo Wakaallada Biyaha iyo wado ay hhigelisay dawladda Hoose.

Madaxweynaha oo la hadlay dadweyne tiro badan oo isugu yimi Xarunta Aqalka Martida, ayaa ka warramay socdaalkiisa uu ku soo maray gobollo badan iyo waxyaabihii uu kala kulmay.

Halkan ka dhegayso Khudbadda Madaxweynuhu u jeediyay Reer Burco.

IMG_0123 IMG_0093 IMG_0084 IMG_0057 IMG_0043 IMG_0032