Wasiirka Macdanta oo ka hadlay heshiis cusub oo uu soo galay iyo safar Madaxweynuhu ku tegayo China-Dhegayso

 

Hargeysa (Beberanews) Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale oo maanta Dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu safar qaatay Todobaado ugu maqnaa Dalka Chaina, waxa uu sheegay in Shirkad lagu magacaabo Donson Energy Group ay Xukuumadd ahaan heshiis la soo saxeexdeen, waxaanu sidoo kale uu sheegay in Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo uu Marti-qaad ku tagayo Dalkaasi.

 

wasiirka macdanta

Bebera News/Hargeysa.