HALKAN ka daawo Sidii uu u Dhacay Shilka Dhaawaca iyo dhimashada Sababay ee Weftigii Siilaanyo

Berbera (Berberanews)- Waxaanu Halkan idiinku soo gubinayaan Muuqaalka Dhaawacyada ka dhashay Shilal Baabuur oo ku yimi Weftigii Madaxweynaha Somaliland oo saaka ka soo ambabaxay magaalada Burco oo ay labadii habeen ee ugu dambeeyey ku sugnaayeen, sida shilkaasi u dhacay iyo weliba sidii Madaxweynaha Sheekh iyo Berbera loogu soo dhaweeyey Madaxweynaha iyo Weftigiisa.
Halkan ka Daawo Madaxweynaha oo Booqanaya Dhaawac Wasiirrada oo la dhigay Cusbitaalka Guud ee magaalada Berbera

1

 
Berberanews.com/Berbera