War Deg Deg ah :qarax ka dhacay degmada buurdhuubo ee gobolka GEDO

Geddo Somalia (berberanews) wararka naga soo gadhaya buurdhuubo ayaa waxa ay sheegayaan in haatan uu ka dhacay qarax meel maaqixi ah oo ay joogeen ciidamada dowlada Somalia ee ku sugan buurdhuubo.

degdeg3-

qaraxa ayaa geeystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhawaac oo soo gaadhay ciidamada iyo dadka rayidka ee ku sugan goobtaasi.
 
qaraxa goobta uu ka dhacay aya waxaa la sheegay in lagu aasay miino dhulka ah oo meel fog laga hagayey waxana goobtaasi ka  gaadhay dadkii iyo ciidankii la bartilmaam meedsanayay oo maydka iyo dhaawacabaa yaa lagu  soo qaaday gaadhi ay leeyihiin ciidamada dowladda.
 
wali cid sheegatay ma jirto qaraxan ay dadku ku la’deen.

Berberanews-Desk

Hargeysa/somaliland