Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland oo digniin culus u diray Puntland-Dawo

Wasiirka Gaashaanka Somaliland Axmed Xaaji-Cali Caddami, ayaa digniin u diray maamul-goboleedka Puntland, isagoo sheegay inay tallaabo adag ka qaadi doonaan maamulka Puntland haddii ay joojin waayaan dhaqdhaqaaqa ay deegaankaas ka wadaan.

Wasiirku wuxuu ku eedeeyay Madaxweynaha Cusub ee Puntland Cabdiweli Cabdi Gaas uu dhibaato ka abuurayo deegaannada Badhan iyo Laasqoray.

Halkan ka daawo Video-ga

caDAmi