Ciidammada Ruushka oo xoog ku qabsaday Xarun Milateri oo ay ku sugnaayeen askarta Ukraine

BBC-(Berberanews)-Ciidamada dalka Ruushka oo wata dabaabadaha dagaalka, ayaa xoog ku galay xarun milatari oo ay ciidamada cirka ee Ukraine ku leeyihiin meel u dhow magaalada Sevastopol ee gobolka Crimea. Xarunta ayaa waxaa xilligaasi ku sugnaa ciidamo Ukraine ah oo diiday in ay isu dhiibaan Ruushka. Ciidamada Ruushka ayaa gawaadhi jiidhsiiyay albaabka hore ee saldhiga Belbek, … Continue reading Ciidammada Ruushka oo xoog ku qabsaday Xarun Milateri oo ay ku sugnaayeen askarta Ukraine