Dhagayso: Xildhibaan Cali Barre Oo Eedo U Jeediyay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland

Dhagayso: Xildhibaan Cali Barre Oo Eedo U Jeediyay Wasiirka Gaashaandhiga

 Hargeysa (Berbera News)  Xildhibaan Cali Xasan Maxamed  oo Shir Jaraa’id  Maanta ku Qabtay Xarunta Baarlamaanka ayaa Wasiirku Gaashaandhiga Somaliland Axmed X. Cali Caddami ku eedeeyay inuu carqalad ku hayo Horumarin uu sheegay inay Xukuumaddu u samayn lahayd  Deegaanadda Bariga Sanaag

 Halkan Riix oo dhegayso

 

Berbera News/Hargeysa