Dhagayso: Xildhibaan Cali-mareexaan Oo Qalab Ciyaareed Ku Wareejiyay Maayarka Degmadda Qorilugud

Hargeysa (BerberaNews)  Xildhibaan Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan) oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Qalabka loogu tallo-galay Ciyaartoydda guddoonsiiyay Maayarka Degmadda Qorilugud Maxamed Cumar  Faarax.

Halka ka dhegayso

cali