Beesha Gaashaanbuur Warsangali Oo Si Buuxda Ututaageertay Somaliland(Daawo)

Buraan(berberanews)Iyadoo maalmihii ugu dan beeyay ay muran xagga xuduudaha ah ay ka dhaxeeyeen Somaliland iyo maamul goboleedka puntland

badhan-Buraan-askar

ayaa puntland xageeda ka soo dhaqdhaqaajisay salaadiin ka soo jeeda bariga gobolka sanaag taas oo ay ka dhalatay booqashadii madaxweynaha Somaliland Md-siilaanyo uu ku tagay meelka mida ah bariga gobolka sanaag .

madaxweynaha ayaa soo dhagax dhigay dakadda magaala xeebeedka laasqoray Cisbitalka magaaladaa iyo wadadda udhaxaysa laasqoray iyo magaaladda badhan.

Hadaba dadka deegaankaa ayaa si weyn utaageeray booqashadad madaxweyne siilaanyo.

Hadaba maalintii shalay shir ay isugu yimaadeen madaxdhaqameedyada beesha warsan gali taas oo ay ku kala qeebsanayeen.

Halkan Ka Daawo 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Office/Somaliland