Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo maanta u amba baxay shir caalami ah oo Uu ku Casuumay Xisbiga Taladda haya Ee CCM-Tanzania

Hargeysa (berberanews) Gudoomiyaha xisbiga UCID  Eng-faysal Cali Waraabe ayaa manta ukicitimay wadanka Tanzania halkaas oo uu kaga qeyb gali doono shir caalamiaya oo ka qabsoomidoona 28-ilaa29 ka bishan .

download (4)

Shirkan oo ay ku bohoobeen ururada afri kan caalamiga ah Ee loo yaqaan  The African Socialist International waxa uu sheegay gudoomiye faysal in laga wadahadli doono arrimo ay ka mid yihiin dagaalada aafeeyay wadamo ka mid ah dawladaha afrika sida centeral afrika south sudan  Somali iyo waxa kale oo laga hadli doonaa maamul wadaaga.

Halkan Ka Daawo isaga oo Dhameeystiran

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland

Wariye;-Askar