Beeraleyda Boorame iyo Baki Oo Ayax Ku Habsaday iyo Gudoomiyaha Gobalka Awdal Cabdoo Ayir Oo Baaq Gurmadda ah Diray+Daawo

Boorame (berberanews)Gudoomiyaha gobolka awdal cabdoo aayir ayaa baaqa uu gurmadka ah ee kusaabsan ayaaxaa ku soo habsaday beeraleydaa gobalkiisa dabadeed ayuu gudoomiyihu shirkiisajaraaid.

download (14)

waxa uu ku sheegay safarkii madaxweynaha ee bishan dhexdeedii uu ku soo maray gobalkan iyo dhamaan gobolo ka mid ah Somaliland ayuu waxa uu ku sharaxay gudoomiye aayir dakadii lug haya ee uu madaxweynu dhagaxa dhigay hadaa hadii aanu dhismid waa mid kutala gal le oo dhis meysa .

Halkan Ka Daawo Warka Oo Dhameys Tiran

Berberanews-Desk

Hargeysa/somaliland