Berbera: Daawo shirkadda Pill oo maraakiib cusub ku soo xidhay dekedda Berbera

Berbera-(Berberanews)-Shirkadda Continerada Xambaarta PIL Oo Dekeda Berbera Keentay Laba Markab Oo waaweyn ku kulmisay Dekeda Berbera Waawayn Waxaanay Sheegeen inay Kordhinayaan Adeegooda maraakiibta bilkasta timaada.
PIL