Dhagayso: Guddoomiyaha Hay’adda Ka Hor-taga Masiibooyinka Dabeeciga Ah Oo Ka Hadlay Ayax Shalay Ku Dagay Hargeysa

Hargeysa (BerberaNews)  Guddoomiyaha Hay’addaha ka hortaga Masiibooyinka dabeeciga ah ee Somaliland ee Nerad Dr. Maxamed Muuse Cawaale oo Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay Ayax xaalufiyay Qaar ka mid ah Beeraha Galbeedka Somaliland, kaas oo Shalay lagu arkay Qaybo ka mid ah Magaaladda Hargeysa.

 

Muuse Cawaale

Berbera News/Hargeysa.