Hargeysa(berberanews)Gudoomiyaha Gudida Joogtada Ee golaha Baarlamaanka Ayaa xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa ka faah faahinka bixiyay socdaal ay baryahan ku soo mareen qeyba ka mida ah gobolada Dalka gudoomiyaha
ayaa waxa uu sheegay in ay goboladda dalka ku waas ay ku soo furayeen dhismayaal uu yeelan doono baarlamaanka soo maaliland gobal kasta oo ka mida ah jamuuriyada Somaliland