Sheekh Xasan Daheeye ”Midnimada Soomaaliya Waa Muqadas …” Somaliland Waa 24 Jir Waan Goosanaydaaa bay ku haysaa +VIDEO

Boorame (Berbernews) Sheekh Xasan Daheeye ”Midnimada Soomaaliya Waa Muqadas … Dhulka Ooyayoow Aamus Waa Lagu Imane Aamus….” Somaliland Waa 24 Jirsatay Waan Goosanaydaaa bay ku haysaa.

Sheikh Deheeye3

Sheekha oo dardaaran u jeediyey dhalinyaro ka qalinjabineysa waxbasho, ayaan wxuuu ku guubaabiyey in ay dalka Soomaaliya ay ku fikiraan waxna u qabtaan, waxaa kale ay rabaan waa in la kala googooyo qayb kastana wadan la raacsiin doono.

Waxaa kale oo aan la hadlaayaa profsooro kuwa isku sheegaayo oo macalimiin ka ah wadamada reer galbeedka oo wax ku soo barta canshuurtii soomaaliya ee waxaan lee yahay goobihii aad wax ku soo barateen sida Lafoole iyo Kuliyadii Gaheer meeday xaqbay buu nagu leeyahay wadanka.

 Halkan Ka Daawo Video


 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland