Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Dalka Djabuuti Si Heersare ah Loogu Soo Dhaweeyay iyo Mahadnaqii Ay Warbaahinta Umariyeen+Daawo

Djabuuti (erberanews) Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Cali Maxamed Warancadde oo hoggaaminaayay wafti ballaadhan oo ay kamid ahayeen Taliyaasha Ciidamadda Qaranka iyo Booliska, ayaa Xukuumadda Jabuuti uga mahad celiyay soo dhawaynta diiran ee ay ku qaabileen, Sidoo kale wuxuu sheegay Wasiir Warancadde in soo dhaweyntaasi ka makhraati ka cayso xidhiidhka u dhaxeeya labada dawladood. Wasiirka oo amuurtaas ka hadlaaya Hoos Ka Daawo.

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland