Labada wariye Ee Ruug cadaaga ah Cawke Iyo Hereri Oo Sydney Australia Ka Diyaariyay Barnaamij Xiise le – Daawo Video

Sydney (berberanews)Labada wariye ee rug cadaadiga ah ee hereri iyo caawke ayaa dhawaan booqday wadanka  Australia gaar ahaan magaalada Sydney .

Waxa ay ka soo diyaariyeen barnaamij xiise le oo ay ugu kuur galayaan taariikhda wadankaa gaar ahaan magaaladda Sydney .

jaaliyada somaliyeed oo ay iyagana ay halkaa kula yeesheen kulamo xog wareysiya  hadaba waa barnaamij xanbaarsan wax  aad kuu xiso galinaya halkan ka daawo hoosta

Berberanews.com

Hargeysa/Somaliland